Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dabeylo dhimasho leh oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Britain

Laba qof ayaa inta la xaqiijiyey ku dhintay roobab wata duufaano loo bixiyey “Isha” oo ku socda xawaare gaaraya 99-mile saacaddii oo ku dhacaya dalka Britain.

Dabaylahaas ayaa fujiyey dhir waaweyn, sidoo kale waxa dumay dhismayaal badan, iyada oo saameyn weyn ay ku yeelatay isu socodka gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa London kasoo diray Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Dabeylo dhimasho leh oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Britain
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG