Nairobi —
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay yaraadeen biyahii ka dhashay daadadka roobabkii ka da’ay dalka Kenya kuwaas oo qaarkood saameeyay waddooyinka ismaamullada Gaarisa iyo Tana River.
Si kastaba, waxaa isa soo taraya dhibaatooyinka ka dhashay roobabkaas, sida xanuunada oo kale.
Warbixintaan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisar Salah Hussein.
Madal