Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daadad xooggan oo ku dhuftay Australia, saameeyey Soomaali badan


Roobab xoogan oo ka da’ay Gobolka Queensland ee dalka Australia ayaa sababay fatahaadda daad soo gaaray xaafadaha magaalada oo ay ka mid yihiin kuwa ay Soomaalidu sida weyn u degenyihiin.

Daadadka ayaa hakad geliyey isu socodkii dadweynaha ayada oo sidoo kalena kumaanaan iskuul albaabada la isugu dhuftay.

Weriyaha VOA ibraahim Cumar Baafo ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Daadad khasaare naf sababay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

XS
SM
MD
LG