Gaarisa —
Wasaaradda caafimadka Kenya ayaa shaacisay in kumannaan caruur ah oo shan sano ka yar laga talaali doono cudurka dabeysha xilli dowladda ay ogaatay in caabuqa keena dabeysha uu kusii fidayo gobalka Waqooyi Bari.
Meelaha uu kusii fidayo ayaa ka mid ah deegaanka Soomaalida Kenya oo malmahan laga helay kiisaska dad uu soo ritay cudurkan halista ah ee wax naafeeya.
Warbixintan waxaa Gaarisa kasoo diray Maxamed Faarax Shire.
Madal