Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cod-bixiyayaasha da'da yar oo aan ku qanacsaneyn Biden iyo Trump


Inta badan cod bixiyayaasha da'yarta ee doorashada 2024-ka ee madaxtinimada Maraykanka ayaa sheegaya in ay jeclaan lahaayeen in ay helaan musharrax aan aheyn Joe Biden ama Donald Trump oo ay doortaan.

Sababaha qaar ayaa la xiriira da’da weyn ee labada musharrax. Laakiin waa kuwee cod bixiyayaasha da’yarta ah ee taageersan labada musharrax midkood.

Wariyaha VOA Scott Stearns ayaa inoo haya sheekadeen, waxaana noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Cod-bixiyayaasha da'da yar oo aan ku qanacsaneyn Biden iyo Trump
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG