Kooxda Manchester City ayaa xalay 3-0 ku dhifatay kooxda Bayern Munich ee waddanka Germany lugta hore ee semi-final-ka koobka horyaallada Yurub ee Champions League, halka kooxda Talyaaniga ee Inter ay 2-0 uga soo bidisay dhiggeeda Portugal, Benfica.
Wariyaha VOA-da Mahad Cali Xiddir warbixinta ka diyaariyay.