Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciraaq 'oo jawaab ka bixineysa' duqeymo ay Iran ka fulisay dalkaas


Dawladda Ciraaq ayaa ka carootay duqeymo ay dowladda Iran ay ka geysatay gobolka Kurdistan ee dalkaas Ciraaq, waxayna sheegtay inay qaadi doonta tallaabooyin looga jawaabayo.

Weerarada Iran ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda Ciraaq.

Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray Xuseen Cusman Saxnuuni.

Ciraaq 'oo jawaab ka bixineysa 'duqeymo ay Iran ka fulisay dalkaas
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG