Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Ruushka oo '477 carruur ah ku dilay' Ukraine

Weerarrada Ruushka ee Ukraine ayaa dilay ugu yaraan 477 carruur ah, waxaana ku dhaawacmey ku dhawaad 1,000 tan iyo markii uu Ruushku ku duulay Ukraine in ka badan sanad ka hor.

Xafiiska dacwad oogaha guud ee Ukraine ayaa tiradan Axaddii ku sheegay warbixin lagu daabacay shabakadda Telegram.

Warbixin ay wakaalada wararka ee Reuters arrintan ka qortey waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Ciidamada Ruushka oo '477 carruur ah ku dilay' Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

XS
SM
MD
LG