Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Mareykanka oo soo geba-gebeeyey ka bixitaanka Niger


Ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee dalka Niger ayaa la soo geba-gebeeyay, sida uu sheegay sarkaal Mareykan ah Isniintii shalay.

Afhayeen u hadashay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Maraykanka "Sabrina Singh" ayaa u sheegtay warfidiyeenada in tiro yar oo ka mid ah ciidamada militariga ee loo xil saaray ilaalinta safaaradda Mareykanka ay ku harsan yihiin dalkaas.

Faah-faahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Ciidamada Mareykanka oo soo geba-gebeeyey ka bixitaanka Niger
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG