Helsinki —
Ciidamada Maraykanka ayaa 31-kii bishii May soo gaba-gabeeyay dhoolatuskii ugu horreeyay ee ay la sameeyaan ciidmada Finland, si ay u xoojiyaan waqooyiga Finland haddii ay dhacdo weerar ka yimaada Ruushka.
Dalalka Norway iyo Finland ayaa dhawaan heshiisyo cusub oo dhanka difaaca ah la saxiixday ciidamada Mareykanka ee saldhigyada ku leh waqooyiga fog ee dhulkooda.
Warbixintan waxaa qoray Henry Wilkins, waxaana inoo faah-faahinaya Xuseen Barre.
Madal