Nairobi —
Ciidamada amniga ee Kenya ayaa sheegay inay hub ka heleen bas u socday magaalada Nairobi 11-kii bishan. Baska ayaa lagu baaray degaanka Tarbaj oo ka tirsan gobolka Wajeer.
Arrintan ayaa imaneysa ayada oo weeraro dad badan lagu dilay ay toddobaadyadii dhowaa ka dhaceen gobollada Kenya eek u teedsan xuduudda Soomaaliya.
Warkan waxaa soo diray Maxamed Faarax Shire.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal