Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Jabuuti oo u gurmaday markab la weeraray

Ciidanka ilaalada xeebaha ee dalka Jabuuti ayaa gurmad ay u fidyeen kusoo badbaadiyay markab ku gooshayay calanka Panama oo kooxo hubeysan ay ku weerareen marin biyoodka Baab Al-mandab.

Dhinac kale markab ay leeyihin cidamada badda dalka Shiinaha, oo si gaar ah u qaabilsan arrimaha caafimaadka ayaa maalinti shalay ku so xirtay dekadda Jabuuti isago adeegyo caafimaad u fidin doona qeybo ka mid ah dadweynaha.

Ramadaan Muuse ayaa warkaan kasoo diray Jabuuti.

Ciidamada Jabuuti oo u gurmaday markab la weeraray?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG