Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Israel oo tobanaan qof ku dilay weeraro cusub oo ka dhacay Gaza


Weerarada Israel ee Gaza wayaa waxaa ku dhintay tobannaan qof kadib duqaymo ka dhacay Marinka Gaza. Israel ayaa sheegtay shalay inay duqaysay ilaa 150 bartilmaameed, gaar ahaan degaanka Maghazi ee bartamaha Gaza, iyo Khan Younis.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Ciidamada Israel oo tobanaan qof ku dilay weeraro cusub oo ka dhacay Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG