Rafah —
Ciidamada Israel ayaa ku sii durkay magaalada Rafah ee koonfurta Gaza Axadii shalay.
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken oo muujiyay sida uu uga xun yahay hawlgalka Israel, isaga oo muujiyay baahida loo qabo in la ilaaliyo rayidka.
Warbixin ay VOA ka diyaarasiay arrintan waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.
Madal