Gaza —
Milatariga Israel ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in ciidamadooda ay isaga baxeen aagga cisbitaalka Shifa ee waqooyiga Gaza ka dib markii ay soo gaba-gabeeyeen hawlgalkii ay halkaas ka wadeen.
Warbixin ay VOA ka qortay wararkii ugu dambeeyay ee Gaza waxaa inoo haya Xuseen Barre.
Madal