Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Israel oo duqeymo ku billaabay Rafax


Diyaaradaha Israel ayaa Isniintii duqeeyay koonfurta magaalada Rafah, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 67 qo,f sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee degaanka Marinka Gaza, halkaas oo 1.4 milyan oo rayid ah ay mar hore uga qaxeen si ay uga baxsadaan dagaalka.

Warbixintan oo ay qortay VOA waxa soo jeedinaya Jamal Axmed Cismaan.

Ciidamada Israel oo duqeymo ku billaabay Rafax
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:41 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG