Toronto —
Waalidiinta gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ka welwelsan badqabka carruurtooda, kadib markii lasoo wariyay kororka rabshadaha ka dhacaya iskuullada, iyada oo ururka macallimiinta iskuullada ay dowladda ka dalbadeen dhaqaale wax looga qabanayo arrimahan.
Ontario, waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee dalka Canada, waxeyna kamid yihiin waalidiinta ka walaacsan arrinkan.
Warbixin arintan ku saabsan waxa Toronto nooga soo diray wariyahayaga Xuseen Nuur Xaaji.
Facebook Forum