Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada oo sharci u diiday Soomaali kusoo gashay baasaboorada dalal kale


Dhallinyaro badan oo Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in dhawaan ay dalka Canada ku galeen baasaboorro ajnabi ah, kuwaasoo dowladda dalkaas aysan siinin magangalyo, sababo la xiriira baasaboorradaas ay wataan.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Maryan Ismaaciil, oo ah la taliye ka shaqeysa arrimaha soo galootiga gobolka Ontario ee dalka Canada.

Canada oo sharci u diiday Soomaali kusoo gashay baasaboorada dalal kale
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG