Toronto —
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in dadka usoo safraya dalkeeda ee sida buuxda u tallaalan aanan laga rabin caddeynta ah inaysan qabin COVID-19, gaar ahaan nuuca loo yaqaanno PCR, taasoo dad badan ay muddo ka cabanayeen.
Wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Toronto.