Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Ergeyga Gaarka ah ee la dagaallanka Islaam naceynka oo la kulantay cadaadis xooggan


Amira Elghawaby
Amira Elghawaby

Ergeyga Gaarka ah ee dhawaan Ra’iisul Wasaaraha Canada uu u magacaabay la dagaallanka Islaam naceybka Amiira Algewabi, ayaa loo jeediyay inay is-casisho, kadib markii lagu eedeeyay inay kala qeybineyso dadka Canadian-ka ah.

Laakiin, sida u uku soo warramayo weriyaheenna Xuseen Nuur Xaaji dadka Muslimiinta ah ee Canada oo ay Soomaalida ku jirto ayaa aad u soo dhaweeyay magacaabisteeda.

Ergayga Gaarka ah ee Canada.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

XS
SM
MD
LG