Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cagjar oo sheegay inay abuurayaan aag ay iska difaacaan oo ka baxsan xuduuddooda

Mustafe Cagjar
Mustafe Cagjar

Madaxweynaha dawlada deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo gaadhay mid kamid ah goobaha uu dagaalku ku dhexmaray kooxda Al-Shabaab iyo ciidanka deegaanka ee xadka deegaanka uu la wadaago gobolka Hiiraan ee Soomaliya ayaa sheegay inay abuuri doonaan aag ka caaggan argagixisada oo ka baxsan deegaanka maamulka, sida uu hadalka u dhigay.

Warbixintan waxaa Jigjiga inooga soo diray Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Cagjar oo sheegay inay abuurayaan aag ka caaggan argagixisada oo ka baxsan xuduuddooda
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00

XS
SM
MD
LG