Nairobi —
Cadaadiska ayaa kusii badanaya Madaxweynah Kenya William Ruto si abaaraha aan horay loo arag ee ka jira dhinaca woqooyi ee dalka uu ugu dhawaaqo inay yihiin musiibo qaran.
Abaaraha ayaa saameeyey 5 milyan oo qof. Roobabka oo aan di’in xilli-roobaadkii 6-aad ayaa gaajada gobolkaas ka jirta kasii dhigaya mid daran.
Wariyaha VOA-da Axmed Xuseen ayaa warbixintan k soo diray Wajeer, halkaas oo kala bar dadka ku nooli ay la kulmayaan sugnaan la’aan xagga cuntada ah.
Waxaa warbixintan soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere.
Facebook Forum