Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bulshada Rayidka ah oo baaq kasoo saartay xaaladda Itoobiya


Ururada bulshada Rayidka ah ee Ethiopia ayaa ku baaqay in si nabadgelyo leh lagu xaliyo colaadda Itoobiyada ee sababtay kumanaan qof inay dhintaan 12-kii bilood ee la soo dhaafay.

Wariyaha VOAda Maya Misikir ayaa warbixintan ka soo dirtay Addis Ababa, waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiinm Maxamud Shirwac.

Baaqa nabadeed ee Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG