Gaalkacyo —
Magaalada Gaalkacayo - dhinaca maamulka Puntland, waxaa shalay lagu dilay dhakhtar ka shaqeeya caafimaadka bulshada, kaas oo lagu magacaabi jiray Allah ha u naxaristee Dr Zakariye Cabdi Jaamac, waxaana dilkiisu argagax geliyey bulshada.
Haddaba dilkan, ayaa Falastiin Axmed Iimaan ay ka waraystay Dr Mahad Maxamed Xasan oo aqoon u alahaa dhakhtarka la dilay.
Madal