War Deg-Deg ah

Britain oo sheegtay in ra'iisul wasaare Sunak aanu booqan doonin Qatar

Dowlada Britain ayaa caddeysay in aanay u qorsheysnayn ra’iisal wasaare Rishi Sunak in uu socdaalo tartanka koobka kubadda cagta ee ka bilaabmaya dalka Qatar si uu ugu muujiyo taageero xulalka England iyo Wales inkasta oo aanay dowladu ka mamnuucin in ay xubnaha Baarlamanku u socdaalaan Doha.

Warbixin ku saabsan arrintan waxaa magaalada London kasoo direy wariyaha VOA-da ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Britain oo sheegtay in ra'iisul wasaare Sunak aanu booqan doonin Qatar

No media source currently available

XS
SM
MD
LG