Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain oo loogu baaqay in aysan Talyaaniga kaga dayan siyaasadda socdaalka

Italy Britain
Italy Britain

Kooxaha xuquuqda aadanaha ayaa ku boorinaya Britain in aysan min guurin habka uu Talyaanigu isku dayayo in lagu dhimo tirada muhaajiriinta ee imaanaya xeebaheeda.

Faallooyinkooda ayaa yimid ka dib markii Ra'iisul Wasaaraha Britain Keir Starmer uu u safray Rome toddobaadkan si uu wax badan uga ogaado guusha uu waddanku ka gaaray la tacaalidda socdaalka aan sharciga ahayn ee muhaajiriinta ka soo gudba badda Mediterranean ka.

Waxaa faahfaahinta sheekadan noo haysa Caasha Ibraahim Aden.

Britain oo loogu baaqay inay Talyaaniga kaga dayin siyaasadda socdaalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG