Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain oo kordhisay beegsiga maal-qabeenada Ruushka


Boris Johnson
Boris Johnson

Dowlada Britain ayaa ku dartey 350 qof oo kale oo Ruush ah dadka ay ilaa iminka saartey cunaqabateynta.

Waxa kale oo ay dowladu tacriifado sare kusoo rogtey badeecada iyo waxyaabaha Ruushka uga iman jirey Britain oo ay ka mid yihiin khamriga.

Warbxin ku saabsan talaabooyinkii ugu danbeeyey ee dowlada Britain qaadey ee jawaabta u ah duulaanka uu Ruushku ku qaadey Ukraine waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Britain oo kordhisay beegsiga maal-qabeenada Ruushka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00

XS
SM
MD
LG