Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Nin loo qabtay dilka gabar Soomaali ah


Booliska magaalada Windsor ee gobolka Ontario ee dalka Canada, ayaa sheegay in ay xireen nin ku eedeysan dilka gabar Somali-Canadian ah oo la weysanaa tan iyo dabayaaqadii bishii hore ee May.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa innoo haya wariyaha VOAda ee Toronto Xuseen Nuur Xaaji.

Booliska Canada oo gacnata ku dhigay nin ku eedyesan dilka gabar SOomaali ah.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG