Washington —
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa u safraya dalka Guatemala berrito si uu uga qaybgalo shirweyne heer gobol ah oo ku saabsan qulqulka muhaajiriinta.
Muhaajiriinta Maraykanka imanaysa ayaa qodob weyn ka ah arrimaha doorashada dalkan Maraykanka. Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.
Madal