Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Antony Blinken ayaa dib u dhigay safarkiisa Shiinaha kadib markii la ogaaday buufin amma qalabka duula oo ay leedahay dowladda shiinaha ah oo dul heehaabaya hawada Mareykanka.
Warbixin arrintan ku saabsan waxa diyaarisay waaxda wararka ee VOA, waxaana soo koobaya Xuseen Barre Aadan.
Facebook Forum