Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Blinken oo booqanaya Masar iyo Sacuudiga

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in uu toddobaadkan booqdo Sucuudiga iyo Masar, si loo qabto wadahadal uu sheegay in diiradda lagu saari doono xabad joojin ka hirgasha Gaza, sii daynta la-haystayaasha ay haystaan mintidiinta Falastiiniyiinta iyo qorshaynta dagaal ka dib Gaza.

Warbixintan oo ay qortey VOA waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

Blinken oo booqanaya Masar iyo Sacuudiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:35 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG