Dadaab —
Qaybo ka mida xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa laga soo sheegayaa inay ka jiraan biyo la’aan baahsani, taas oo saamayn gaara ku yeelatay qaxootiga cusub ee goobahaas gaaray.
Haddaba weriyaha VOA Cabdisalaan Salas ayaa la sheekaystay qaar ka mida qaxootigaas, warbixintan ayuuna nooga soo diray.
Facebook Forum