Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden: Waa laga maarmi karaa khilaafka Galbeedka iyo Shiinaha


Japan G7 Summit

Magaalada Hiroshima ee dalka Japaan waxa lagu soo geba-gabeeyey shirkii waddamada G7.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa khudbad uu ka jeediyey kulankaas ku sheegay in laga maarmi karo khilaafka u dhaxeeya Galbeedka iyo Shiinaha.

Hadalkan ayuu jeediyey madaxweyne Biden iyada oo madaxda shirtay ku hishiiyeen in cadaadis la saaro khataraha Shiinaha ee dhinacyada dhaqaalaha iyo militariga.

Warbixin ku saabsan shirkaasi waxaa magaalada London kasoo diray Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

Biden: Waa laga maarmi karaa khilaafka Galbeedka iyo Shiinaha.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00




XS
SM
MD
LG