Washington —
Waxaa socda ololaha tartanka madaxtinimo ee Maraykanka - mid kasta oo ka mid ah musharrixiinta ayaa isku dayaya in uu dadka ka fogeeyo musharraxa kale ee ay loollamayaan.
Codka bulshada madowga ah ayaa taariikhiyan aada xisbiga Dimuqraadiga. Laakiin sida ay weriyaha VOA Carolyn Presutti soo warineyso, ololaha Biden ayuu sanadkan walaac ka haystaa arrintan.
Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaya warbixintan.
Madal