Washington —
Madaxweynayaasha Kenya William Ruto iyo Maraykanka ayaa shalay shir jaraa’id ku wada qabtay Aqalka Cad oo ay kaga hadleen xiriika labadooda waddan, iyo arirmaha caalamka oo ay ugu horrayso xaaladda Haiti.
Dalka Maraykanka ayaa sheegay inuu kor u qaadayo heerka iskaashiga ee Maraykanka iyo Kenya ee arrimaha gobolka iyo caalamkaba.
Waa kan Ismaaciil Xuseen Farjar oo inoo soo ururiyey warbixino ay qoreen VOA, AP iyo hay’ado kale oo warbaahineed.
Madal