Washington —
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa khudbad uu xalay u jeediyay shacabka Mareykanka uga digay, in sinnaanta iyo dimuqraadiyadda Mareykanka ay khatar ku jirto.
Biden ayaa ku sifeeyay madaxweynihi isaga ka horreeyay ee Donald Trump iyo taageerayaashiisa gaarka ah ee huwan hal-ku-dhigga “Mar labaad ka dhig America mid weyn“ kuwo halis ku ah dimoqraadiyadda iyo mustaqbalka Ameerika.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee AP iyo VOA ka qoreen, waxaa noo soo koobaya Cabdulqadir Samakab.