Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden iyo Putin oo mabda' ahaan 'ogolaaday' inay kulmaan


BIDEN PUTIN
BIDEN PUTIN

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa mabda’ ahaan ku heshiiyey shir madaxeed ku saabsan Ukraine, sida uu hogaamiyaha Faransiiska sheegay Isniinta.

Madaxwetne Emmanuel Macron ayaa soo bandhigay waddo suurta-gal ah oo looga baxo mid ka mid ah qalalaasaha ugu halista badan Yurub ee muddo tobannaan sano ah socda.

Warbxinan oo ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo soo jeedineysa Caasho Ibrahim Aadan.

Biden iyo Putin oo mabda' ahaan 'ogolaaday' inay kulmaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00

XS
SM
MD
LG