Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden iyo McCarthy oo gaaray heshiis horudhac ah


FILE PHOTO: U.S. President Joe Biden holds debt limit talks with House Speaker Kevin McCarthy at the White House in Washington
FILE PHOTO: U.S. President Joe Biden holds debt limit talks with House Speaker Kevin McCarthy at the White House in Washington

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Kevin McCarthy oo ah ninka ugu sarreeya ee xubnaha Jamhuuriga ee ka tirsan Koongareeska ayaa gaaray heshiis lagu kordhinayo deyn qaadashada dowladda federaalka oo haatan cagacagaynaysa $31.4 tirilyan, waxayna tani soo afjareysaa ismariwaa ka taagnaa bixinta deymaha dawladdu qaadato.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Biden iyo McCarthy oo gaaray heshiis horudhac ah.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG