Garissa —
Beeraleyda dalka Kenya ayaa cabasha ka muusjinaya cuno dowladu ay sheegtay inay kasoo dhoofineyso dalka dibaddiisa xilli beeraleydu ay isku diyaarinayeen inay dalagooda dalka gudihiisa ku iibiyaan.
Urarada beraleyda iyo ganacasada gobalka waqooyi bari ayaa codkooda ku biiriyay diidmada galley laga keeno dibada,.
Warkan waxaa kasoo diray Gaarisa wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire.