Barnaamijka Qurbe waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dadaallo ay wadaan bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Alberta ee dalka Canada oo dambiyada iyo falalka xun looga wacyi-gelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed ee halkaas ku sugan.
Waxaa soo jeedinaya Xuseen Nuur Xaaji.
Madal