Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Xanuunka cancer-ka ku dhaca naasaha

Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xanuunka cancer-ka ku dhaca Naasaha, iyadoo lagu guda jiro bisha October, oo ah bisha wacyigelinta caalamiga ah ee xanuunkan.

Waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Bandhigga VOA:  Xanuunka cancer-ka ku dhaca naasaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:11 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG