Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxyeellada gudniinka fircooniga uu u gaysto gabdhaha, ayada oo warbixin cusub ay sheegeyso in sanadihii dhowaa ay kordheen gabdhaha la gudayo.
Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedineysa.
Madal