Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Maxa sababay sicir-bararka ku yimid qiimaha cuntada iyo shidaalka dunida?


Waxaa dunda oo dhan, gaar ahaan dalka saboobka ah sicir-barar ku yimid qiimaha macaashadda, shidaalka iyo guud ahaan waxyaabaha aas-aasiga u ah noloshada aadanaha, waxaana sare u kacaas saameynta ugu weyn ku leh dagaalka Ruushaka ee Ukraine, iyadoo labadaas dal ay ahaayeen kuwa gu badan ee soo saaraha raashinka.

Haddaba, Barnaamijka bandhigga VOA ee todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay qiime korodhka ku yimi Raashinka iyo shiidaalka dunida oo saamayn xoogan ku yeeshay wadamada saboolka ah bariga iyo Geeska Africa.

Waxaa soo diyaarisay soona jeedinesa Sahra Ciidle Nuur.

Bandhigga VOA.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:36 0:00

XS
SM
MD
LG