Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga buugaagta caalamiga ah ee Jigjiga oo lasoo geba-gebeeyey


Waxaa magaalada Jigjiga ee caasimadda dawlada deegaanka Soomaalida dalka Itooobiya lagu soo geba-gabeeyay bandhiggii buugaagta caalamiga ah oo muddo saddex maalmood ah socday.

Waana markii koowaad ee bandhiggan lagu qabto deegaanka.

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa.

Bandhigga buugaagta caalamiga ah ee Jigjiga oo lasoo geba-gebeeyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG