Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo ka Dhacay Bakool


Bakool
Bakool
Ciidamada dowladda Somalia oo garabsanaya kuwa Midowga Afrika ayaa hawlgalo ballaaran oo milatari kana dhan ah ururka Al Shabab ka fuliyey degaanno ku yaalla gobolka Bakool.

Mas’uuliyiinta dowladda Somalia ayaa sheegay in hawlgaladaasi ay kula wareegeen goobo dhowr oo ay ku jirto saldhigga tuullada La- Helow oo horey ay u haysteen ururka Al Shabab.

Daauud Aweys ayaa khadka telefonka kula xiriirey Ahmed Sheikh Mohamed Loxos (Ahmed Mashruuc) oo ah La taliyaha raiisul wasaaraha Somalia ee xiriirka gobollada, kana mid ah saraakiisha la socota ciidamada hawlgalka fulinaya.

Waraysiga hoos ka dhagayso
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00
XS
SM
MD
LG