Ankara —
Baarlamanka Turkey ayaa ugu danbeyntii ansixiyey in ay Sweden ku biirto gaashaan-buurta NATO kaddib labaatan bilood oo dib u dhac ku yimi.
Haddaba, arrinkani muxuu uga dhigan yahay Sweden, sidoo kale maxay arrintani uga dhigan tahay NATO in Sweden iyo Finland kusoo biiraan.
Warbixintan waxaa London kasoo diray Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal