JIgjiga —
Waxaa shalay lasoo gaba gabeeyay Kal-fadhigii 4aad golihiisa lixaad ee Xildhibaannada DDS oo muddo labo maalmood ah ka socday magaalada jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka soomaalida iyadoo su’aalo lagu weydiiyey madaxweyne Mustage Muxumed Cumar.
Waxaa sidoo kale lagu ansixiyey warbixinta waxqabadka xukuumadda ee lixdii bilood ee lasoo dhaafay.
Warbixinada ayaa xooga lagu saaray arimaha amniga gaar ahaan ladagaalanka alshabaab. Sidoo kale waxaa la dhaariyay xubnaha Komishinka baadhista tacadiyadii ka dhacay deegaanka.
Warkan waxaa jigjiga kasoo diray wariye maxamed cabdiraxman ugaas gaataa.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available