Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baaq loo diray dhinacyada uu dagaalka ku dhexmarayo Libya


Waddamada Jaamacadda Carabta ayaa ugu baaqay dhinacyada ku hirdamaya dalka Libya inay xabadda joojiyaan, xalkana ku raadiyaan wada hadal iyo isku tanaasul.

Laba dowladood oo mid walba sheeganeyso inay tahay tan sharciga ah ayaa ka jira dalka Libya, waxaana Jimcihii kooxo hubeysa oo kala taageersan ay ku dagaalameen caasimadda Tripoli.

Wariyaha VOA Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Baaqyo loo diray dhinacyada uu dagaalka ku dhexmarayo Libya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:02 0:00

XS
SM
MD
LG