Melbourne —
Dowlada Australia ayaa wasaaradaheeda kusoo kordhinaysa wasaarad cusub oo u adeegta dadka keligood nool ee cidlada dareema.
Wariyaha VOA da ee qaaradda Australia Ibrahim Cumar Baafo ayaa arrintan ka wareystay Cabdicasiis Faarax oo bare ka ah Jaamacad ku taaalla magaalada Melbourne, ugu horeyna waxa uu weydiiyey baahida keentay in wasaarad noocan ah lasoo kordhiyo.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available