Melbourne —
Dowladda Australia ayaa ka walaacsan cudur saameyn wayn leh oo ku dhacayo xoolaha oo ka dilaacay wadanka deriska la ah ee Indonesia, iyadoo labada dal haatan iska kaashanayo inay cudurkaasi xakameeyaan.
Warbixin amuurtaasi ku saabsan waxa soo direy wariyaha Qaarada Australia Ibraahim Cumar Baafo.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available